Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Oo Sheegay Inuusan Jirin Wax Khilaaf Ah Oo Soo Kala Dhexgalay Isaga Iyo Madaxweyne Xassan

Raisul-wasare-Front-Page

Muqdisho-( SawNews )Ra’isulwasaraha dowlada soomaaliya Md: Cabdi Faraax Shirdoon(Saacid) ayaa markii ugu horaysay ka hadlay khilaafka la sheegay inuu jiro ee ka dhexeeya isaga iyo Madaxweynaha Somaaliya Md: Xasan Sheekh Maxamuud isagoona sheegay Ra’isulwasare Saacid inay tahay Mid Been abuur ah isla markaana cadeeyey inuusan jirin wax khilaaf ah oo soo kala dhexgalay.

Duqa Degmadda Saylac Oo Sheegay In Is-Casilaada Xildhibaanada Beesha Ciise Ay Dalka U Jeexday Dhabo Lidi Ku Ah Dimuqraadiyada, Kana Hadlay Go’aanka Golahoodu Ay Kaga Fal-Celin Doonaan

SAYLACMAYER

(SawNews) Duqa degmadda Saylac ee xarunta gobolka Salal Xuseen Iidle Barkhadle ayaa sheegay in go’aankii ay isku wada casileen xildhibaanadii beesha Ciise kaga jiray golayaasha deegaanka Saylac iyo Lughaya inay Somaliland u jeexayso dhabo ku lidi ah dawlad-nimada iyo hanaanka Dimuqraadiyadeed ee dalka, kaas ku dooday inaanay wakhtigan golahooda ku yeelan doonin arintaasi wax saamayn ah. Xuseen Iidle

Saladiinta SAMAROON Oo Maanta Shir Jaraa’iid Ku Qabtay Hotelka Haldoor Oo Si Kulul Uga Biyo Diiday Hadal ka Soo Yeedhay Shalay Wasiirka Arimaha Gudaha.KUNA BAAQAY DAL IYO DIBADBA IN LA ISKU DIYAARISO DIFAAC !!!

Samaroonoow waligiin waa la idin ku soo duli jiray oo afarta dhinac ayaa la idinka iman Jiray Awal marka ay dhawr iyo sodon sano ka dib ayaa la idin ku soo duuli jiray hadase waxa ka soo wareegtay 22sano(Shir jaar’iid Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye.)

SAMAROON MADAXNIMO MAQAAR SAAR AH WUU DIIDAY: CIDDII WAX KU QABSANAYSA WAAN U OGGOLNAHAY.

article

Hadalka maalmahan ee madaxweyne ku xigeenka loo wado beelo kale waxa keenay madaxda Samaroon oo halkaa iyagu isdhigay. Dadka samaroonna madaxnimo magac ah way ka daaleen, waana lagu gumaystay. Labada nin ee Rayle iyo Saylici isma dhaamaan: halkan ka akhriso dhibta iyo dibindaabyadoodii:

Maxamed Xaashi oo Siilaanyo kala dooransiiyay labo qodob, Is casilaad deg deg ah ama isbedel deg deg ah

maxamed-xaashi

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa qoraal uu shalay diyaariyay wuxuu kaga hadlay xaaladda dhaqaale ee dalka, iyo weliba arrimo kale.

“Asarda Waxay Ku Jirtaa Dhiigayga” Prof Xasan Cali Cismaan Oo Lagu Martiqaada​y Naadiga Rajo Ee Ka Jira Magaalada Borama + Sawiro

xasn ali

Borama(SawNews)Waxaa bandhig aad iyo aad u Qurux Badan laguna soo marti qaaday Prof xasan cali cismaan ka Dhacday Hoolka way ee Jaamacadda Camuud ee Magaalada dhexdeeda ku yaal.munaasibaddan ayaa waxaa ka soo qeybgalay arday boqolaal ah oo ku nool Magaalada Borama kuwaasi oo hoolka usoo xaadiray in ay maamuus sare u sameeyaan Prof xasan Cali Cismaan waxayna ardaydu u muuqdeen kuwo si weyn u Sugayay

AMISOM ON THE GATES OF SOMALILAND. ISMAEL OMAR GHELLE IS THE COMMANDER AND SIILANYO IS THE CHIEF OF STAFF: WARNING ALARM IS ON!

In recent years, Somaliland has been the haunting witch that threatened the existence of Ismael omar and his defunct system. He tried to chase it, corner it and then frame it in different stragies but couldnt succeed. Finally, he got the right gate and it seems to be Zeila. He also found competent cheif of staff for demolishion and destruction and that is Siilanyo.

SAYLAC:Siyaasiga M.j. Abgaal;Cali Aareeye Muxuu U Diidi Waayay Markii Uu Tolkii Kaligii Kasoo Baxay?Doorashadaasi 7% Ayaad Ka Ahayd Deegaanka , Saylac Cidna Uma Daba fadhiisanayno DAAWO

Hees Uu Ka Qaaday Qadiyadda Saylac Guuleed Dayax Oo Laga Mamnuucay In Jabuuti Laga Dhagaysto Iyo Hobolka Oo La Xakumay

DAAWO : ASAD: Filim ka hadlaya Burcad Badeeda Somalida Iyo Abaalmarinta Oscar Award Oo u sharaxan WARBIXIN

Sanadkan ayaa waxaa lagu wadaa in tartanka Aflaamta Caalamka ee Maraykanka ee loo yaqaan (Oscar Award) markii ugu horeysay lagu soo daro filim ay jilayaan Soomaali Qaxooti ku ah dalka Koonfur Afrika, balse ka hadlaya xaalada burcad badeeda Soomaalida.

DIMASHADA/DHIBTA BORAMA IYO ZEILAC WAA MAAMUL XUMADA SIILAANYO iyo DHAQAN DHAGAREEDKA ISMACIIL CUMAR GHEELE: ISMACIIL TAARIIKHDIISII DHAGARTU WAA SIDAN:

siilaanyo1

UBBO WAYSO WAAN KUGU ARKAA AGAB SALAADEEDE

EEDAANA WAAN KAA MAQLAA OGAAGTA WAABARIYE.

ASHAHAADO BEENLOW MAXAA AAFFO KUGU AASAN..( Cali Dhuux)

Labada nin ee Ismaciil iyo Siilaanyo waxay daka isku tusaan iyo ficilkooda ayay tixdan gabay si fiican u tilmaantay. Ismaciil waan nin dhagar la maleego iyo dhiig islaameed dhaqan ka dhigtay. Cagihiisii dhiigga lahaa wuxuu la soo galay waddankeena waxana albaabka ka furay maamul xumada Siilaanyo. Taariikhdii Ismaciil:

WAA IN XILKA LAGA XAYUUBIYAA MR. SIILAANYO

162211

Waxyaabaha amni dadarada sababay ee keenay dilka iyo dhaawaca ee asbuuci hore ka dhacay Borama, asbuucana ka dhacay Saylac waa Siyaasad xumada Xukuumada Somaliland iyo Qurashe Mr. Siilaanyo iyo Saaxiibadiisa kale ee siyaasad xumada la wadaaga u gaar ah.

Gabaygii Abwaan Maxmed Cisman Budin Oo La Magac Baxay Nin La Sigay Ma Fanaa

HADAL MURTI LAGA WAAYAY WAA HEES CARUUREED: JAWAAB U SOCOTA MOHAMED MUUSE BUCUL OO ZEILAC KA HADLAY.

Bucul wuxuu yidhi  “ Isagoon Madaxwaynuhu Hoos U Eegin Arintayadii Ayuu Amar Ku Soo Bixiyey….. Lagu Dhaariyo, ….halbeegnews 4tii bishan.

Ninkan waxa akhritayaashu ka sugayeen inuu sababo u sheego siday wax u dhaceen Oo ah dhacdooyin iyo caddayn (proof) hadduu wax ka sheegayo doorashada Zeilac. Inta badan waxabu ka hadlayaa wax mawduucaba ka baxsan oo ah dumarkiisa jooga Birmingham UK oo uu mahad u dirayo.  Haddana wuxuu  ku xoqanayaa nin aan meeshaba shaqo lahayn oo la yidhaa Cabdiraxmaan Zeilici. Maah maah somaliyeed, Fallaadhi Gilgilasho Kaagama Hadho.

HAN SALAANO UBAXA BILAABAY BILDHAANGAA BAXAYAA

qoraal

Gadabuursigu waa in uu akhristaa labada sadder dhexdooda ( Read between the lines). 

In badanbaa Gadabuursiga mashkax lagu baadhay.  Waxa u dambeeyey kan dhalinyarada soo saaray ee dhimashadaa iyo dhaawaca sababay.

Ilaa malintii SNMtu soo gashay Borama ee ay ku xasuuqeen dad aan waxba gaysan ilaa dhacdadan ugu dambaysay,

Dardaarankii Iyo Erayaddii Ugu Dambeeyey Ee Ka Soo Baxa Afka Shahiidkii U Dhintey Qadiyadda Saylac.

Jimcaale-11-458x339

Barta Internetka gaar ahaan baraha Facebook-ga ayaa dhawaan lagu shaaciyey qaabkii uu u dhintey Mujaahid Jimcaale Cabdi Maxamuud oo toddobaadkii hore u shahiidey qadiyadda Saylac.

Facebook waa madal kulmisa barbaarta iyo dhalinyarada Soomaaliyeed

Daawo Somalichannel oo ka Waramaya soo dhawayntii Suldaan Saleebaan ee Degmooyinka Boon,Quljeed iyo Borama loogu sameeyay

BAAQ TALO IYO DARDARAN KA SOCDA JALIYADA GERMALKA EE AWDAL SALAL IYO GEBILAY

baaq-nabadeed

Salaamu caleykum,Anaka oo ah dadka magcyadoodu hoos ku qoran yihiin oo ka mid ah Jaaliyadda dadka kasoo jeeda goboladda Awdal –Gabiley- Salal  ee degan wadanka Jarmalka  waxan marka hore tacsi u direynaa  dadkeenna guud ahaan, gaar ahaanna qoyska Alshahiid Jimcaale— ka baxey   oo u shahiiday qadiyadda qaaliga ah ee Zeylac  ee sida baadilka ah la rabey in loo qaato waxan leenahey Allaha u naxariisto qabrigiisana Allaha nuuro Aamiin.

Marka labaadna waxan hambalyo u direynaa dadka reer

Hambalyo ku socota Reer Adal by: Mohamed Abu baker Osman

maxamed
  • RSS Somali News