SawNews
TV Somalichannel oo Warbixin Cajiib ah ka diyaariyay Jamacadda Camuud warayso ka qaaday arday iskaga timiday dhamaan dhulka afsomaliga looga hadlo oo Dhigta Jamacadda
DAAWO VIDEO : Danab Ku Dhacay Duleed ka Borama Oo Sobobay Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac Iyo Maamulka Degmada Oo Cisbitaalka Ku Booqday
Telefishanka Qaranka Somaliya Oo Ka Waramay Xaflad Loogu Magacdaray Awdal4Somalia Iyo Wakiil Barlamanka Yurub Oo Ka Hadlay
War Degdeg Ah: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Danab Ku Dhacay Degaanka Shabeeley Ee Duleedka Boorama
Dhimashada Marxuunkan ayaa waxa xaqiijiyay sarkaal ka tirsan dhakhaatiirta cisbitaalka guud ee Boorama oo uu magiciisu yahay Dr. Caydaruus, waxana uu intan daba dhigay in la keenay cisbitaalka laba nin oo midi dhaawac halis ah qabo, islamarkaana wax yar kadib uu dhintay mid ka mid ahi, halka marxuunka dhaawaca ah uu magaciisu ka yahay ayuu yidhi Maxmud xasan Camir.
Maayarka Boorama iy xildhibaano golaha degaanka ee Boorama ah ayaa u gurmaday masiibada meesha ka dhacday isla markaana baabuur ku soo qaaday dhaawaca labadan nine ee mid ka mid ahi markii dambe geeriyooday.
Sidoo kale dad goobjoogayaal ah oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay inay arkayeen labadan nin oo sii caraabaya isla markaana roobka ka galay geed Qudhac ah oo meel banaan ku yaala “ Qiiq iyo siiqo ayaan arkayay, waxana dhagahayga ku soo dhacay dhawaqa onkod aad u xoog badan oo watay hilaac indhaha wax yeelayay,markiina waxa aan xaqiiqsaday in ay wax ku dheceen meeshii uu geedku ku yaalay ee ay labada nin ka galeen roobka, markii aan gaadhay meesha waxa aan arkay dhaawaca laba nin, waxanan ugu qaylinay madaxda degaanka, sidaas ayaanay wax u dheceen.
Roobkan oo gabal dhicii maanta ka da’ay Boorama iyo duleedkeeda ayaa watay danab iyo onkod is daba joog ah, kaasi oo cabsi badan ku abuuray dad aad u tira badan oo u badan caruur iyo haween ku nool gudaha Boorama.
Wariye:-
Cabdale Cali Yusuf
CANADA: Isbaahaysiga Reer Waqooyiga Ah Ee Awdalstate ,Maakhir Iyo Khaatumostate Oo Toronto Shir Ku Qabtay Bayaan Adagna ka soo Saaray Shirkii Turkiga ka dhacay DAAWO
DAAWO SAWIRO HORDHACA..Ururka Dhalinyarada ee AWDAL FOR SOMALIA (AW4S) Ayaa Shirblaadhan ku Qabtay Galbeedka London
London(subulahanews)Xaflad aad u heer saraysa oo ay soo qaban qaabiyen uruka awdal of Somalia AW4S ayaa ka ocda hada hutelka caanka ah ee quality hutel ee ku yaala xaafada Wembley ee galbeedka magaalada london . Xafladaas oo si habsamileh u socota oo ay ka soo qayb galeen soomaali kala duwan iyo dad ajaanibaba kala
Sawirada Hordhaca  Hoos ka akhri…
Sawirada Waxaa Qaaday
Wariye Maxamed Miicaad Alaale
Daawo Wareysi Uu Bixiyey Maareeyaha Wakaaladda Waddooyinka Somaliland Prof. Hassan Ali Osman Oo Hawlo Caafimaad U Jooga Dalka Sucuudi Carabiya
Marxuum Omar Osman Raabi oo maanta ku geriyoday Magalada Qahira ee dalka Masar
INNAA LILAAHI WAA INNAA ILAYHI RAAJICUUN,Dhamaan Ummada Reer Jibuuti  Gaar ahaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Omar Osman Raabi oo maanta  ku  geriyoday Magalada Qahira ee dalka  Masar Marxuunka aya mudo ku xanusnaa dalka Masar.
Marxuunka aya ahaa alaaha ha u naxariiste halyey aad ugu weyn  dalka jibuuti kana soo qayb qatay Xoorayntii gumaysiga ee dalka jibuuti  Marxuunka aya sido kale ahaa qora aad looga yaqano geska Africa.
Dhamaan bahda shabakada wararka Awdalnation iyo suxufiyiinta ka hawl gala  waxay tacsi u dirayaan dhaman Ummada Somaliyeed gaar ahan reer jibuuti Waxaana Ilaahay uga Baryeeynaa In u Jannadii fardowsa uu ku abaal mariyo Marxuun Omar Osman Raabi ……samir iyo imaan u  ka siiyo dhamaan  Qoskii qaraabadii iyo Ehelkiisa u ka geeriyoday ————————————Aaamiin Aaamiin Aamiin .
sidoo Kale waxay Shabakada wararka ee SawNews iyo saqalaheedu tacsi u dirayaan Dhamaan qaraabadii iyo ehaladii iyo Qarankii uu ka Geeriyooday Alla naxariis Jano ha Siiyo amiin amiin amin
Tacsi ku socota Qayska Reer Aw Cali Cismaan
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لها , وارحمها , وأسكنها فسيح جناتك اللهم ألهم أهلها وذويها الصبر والسلوان
Anigoo ku hadlaya magaca qoyska reer awgambole meel kasta oo ay joogaan waxan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Reer Awcali Cusmaan ,waxan leenahey Allaha u naxariisto walaasheen  oo ha ku sugo Janatul  Fardowsa inakana dhammaanteen Samir iyo imaan ha inaga siiyo  Aamiin –Aamiin
Abubaker  Ali
Been Abuur Iyo Mu Aamaraad Lagaga Soo Horjeedo Hormarka Magalada Borama Ka Socda Ee Ay Wadan Xildhibanada Golah degamka D/Borama Iyo Mariyku oo Wabsiteyo Qaarkood Ay Qoreen oo Waxba Ka Jirin.
Borama -SawNews. warar aan xaqiiq ahayn oo bulshada reer awdal lagu soo dhex tuuray ayaa ah in uu khilaaf xoogan ka dhex taagan yahay golaha deegaanka degmada borama in ay khilaaf aan waxba kama jiraan ah ay shabakada qarkood logu soo qoray sidaa darteed waxaa beeniyay afayeenka xildhibanada golaha deegaanka degmada borama Abdiqan Dauud Qalinle  oo sheegay in uusan jirin khilaaf sidaa us ii xoogan balse ay buun buuniyeen wabsite yo fara badan oo ah mucaradka maayirka degmada borama  iyaga  oo kula dhaqmaya habqabiil oo cad sida ka muuqata wararka lagu soo daabacayo wabsit yo mucaradnimo cadaystay
hadaba mar aan saaka booqanay  dawlada hoose ee magalada borama ayaa hawlsocod keedii si habsami ah oo wax laga dareemayaa oo khilaaf ah i aan jirin oo soo kala dhexgalay xildhibanad golaha deegaanka degmada borama marka laga reebo hadal suuqa ay soo galiyeen dad aan rabin in deg mada borama ayna rabin wax horu mar  ah oo uu ku talaabsado ama bulshaduba ay wax qabsato  taasi oo ay  markaaba loola cararo hab qabiil oo meeshaba jirin hada iyada oo la wada ogsoon yahay  in saami qabiil oo cod fartaag ah lagu doortay maayirka iyo ku xigeenkiisa ah wali na aanay taasi waxba iska badalin sida ay hawshii ay u igmadeeena aw si wanaagsan u wado maayirka degmada borama iyo ku xigeenkiisa iyo xildhibaanada dhamaantood ay dadaal wada muujinayaan markaad ka eegto dhulka horumarka, jagooyinkii la isku qab qabsan jiray oo gudi intay u sareen xaliya khilaafaadkood dulka ka soo kala dhex gala dadka jagooyinka leh iyo iyagoo gudi u sameeyay waxyaalaha ay soo dajistaan ganacsatadu alaabooyinka mudooyinka badan iska ooli jiray tukanad iyo bakharada halkaa ku dhici jira dabaded dadka laga iibin jiray oo ay u sareen rag ule aqoon caafimaad iyo mid tayoba oo baadha ciday ku helaana ganaax lacageed oo culus saray taasina ganacsatadii ku abuurtay inay iska ilaaliyaan inay soo iibsadaan alaabtii dhacday ee ay soo ibsadan taasina waa mid uu ku talaabsaday maayir ka degmada borama saleeban xasan xadi iyo xildhibaanadiisuba golaha deegankuba oo run ahaantii ahayd baahi aada oo dadka ka dhinayd .
taasina waa id ay amaantooda iska leeyihiin dhamaantood xildhibanada golaha deganka ee dagmada borama xildhibanadooda cusub e dhalin yartaa ah ee dhalin aqoonle ah oo ay kaga duwan yihiin xildhibanadii hore ee aan wax aqoona intooda badan aanay lahayn taasina ay sobab u ahaan jirtay in ay had iyo jeer hab qabiil isku haysteen iyagoon wax horumar iyo wax qabad bulshada u samayn lakiin anaka waxaa noo farxada dhalintan cusub oo keeni doona dar dar cusub iyo wax qaban wanagsan laga filayo oo tan iyo tu ka sii daran aan ka sugayno dul ahaana markaad eegtoo dhamaantood waa rag isku duuban oo usoo wada guntaday sidii ay bulshadoodan horumar baladhan oo lagu farxo oo ah bilic halka jidadka ah iyo xaga nadaafada guriyahoo wadoo yinkii hore looga xidhay hada ay banayaan wadaana .
dhismayaasha guryaha dhagaxaantada ka hadha ee jidadka lagu xidhi jiray  iyoaga ka hor ay amar ku bixiyeen ninka ka qaadi waya in lagu ganaaxi doono lagana qaadan doono dhagaxaanta guriga ay sida xabalaha u hor yaalan laga qadi doono oo ay dad waynuhu dhagaxaan tii hor yalay guryahooga ay ka qaadan oo meeel kale dhigtaan ama ay waqfi ugu bixiyaan xabaalah dayrasha lagu xidhayo taasina ay wax qabad koodo yeesheen xildhibanadu durbab umana suurto gasheen hadii ay is qabsi iyo qudhun qabyaladeed bilaabaan  hadase dhalintani taas way ka fayow yihiin wali.
source camuudnews
Aas Qaran oo Loo Sameeyay Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada Soomaaliya + Sawiro
Muqdisho:-SawNews-Waxaaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya aas qaran loogu sameyey wasiiru dowlihii wasaaradda horumarinta adeegga bulshada xukuumada Soomaaliya kaa oo maanta laga soo dejiyey meydiiksa garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho.
Markii laga soo dajiyay Meydka Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhadle ayaa waxaa salaadii jinaasada lagula dukada Magooronka Aadan Cadde ayadoona lagu aasay Qabuuraha isbitalka Madiina ee magaalada Muqdisho.
Aaska Qaran ee maanta loo sameeyay ALLAHA u naxariiste wasiiru dowlihii wasaaradda hormarinta adeegga bulshada ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirro ka tirsan xukuumadda oo ay ka mid ahayeen wasiirka hormurinta adeegga bulshada, wasiirka Kheyraadka, wasiir ku xigeenno guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamanka, xildhibaano iyo ehellada Marxuumka.
Maxamuud Ismaaciil Barkhadle wasiiru dowlihii wasaaradda adeegga bulshada kana mid ahaa mudaneyaasha baarlamanka Soomaaliya ayaa shalay ku geeriyooday magaalada Mombasa ee dalka Kenya kadib markii uu istaagay wadnaha.
Tacsi ku socota Qoyska Wasiiru dawlahii arimaha bulshada Somaaliya Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhadle.
Anaga oo ku hadlayna Magaca Dhamaan Qoyska Reer Awgamboole iyo dhamaan Reer Dubad Deer waxay tacsi tiiranyo leh u diraan dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay Marxuum Maxamuud Ismaciil Barkhadle Oo Maanta Muqdisho Aaskiisu Ka Dhacay
Ilahay waxaan marxuumka uga baryanaa in uu naxariistii Jano ka waraabiyo Qayskii iyo qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo imaan ka siiyo amin amiin
Maxamed dubad Deer
Abdikarim Sh. Abdirahman Awgamboole
Ottawa, Canada
Borama; Salaadiin Iyo Cuqaal Jooga Borama Oo Tacsi U Diraya Wasiir Marxuum Maxamuud Ismaciil Barkhadle Muqdisho Aaskiisu Ka Dhacay DAAWO
Madaxweynaha oo Ka Tacsiyadeeyay Ummadda Soomaaliyeed, Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Wasiirada, iyo Qoyskiisii Geeridii Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Adeegga Bulshada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Tacsi u dirayaa Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed, Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Wasiirada, iyo gaar ahaan Qoyskii, Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamuud Ismaciil Barkhadle oo xubin ka ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, sidoo kalena xubin ka ahaa Golaha Wasiiradda.
Madaxweynaha ayaa wuxuu ku tilmaamay Allaha u Naxariisto Xildhibaan Ismaaciil Barkhadle inuu door weyn oo mug leh ka qaatay Nabadeynta Ummadda Soomaaliyeed Wuxuuna Alle uga baryayaa inuu Janatul Fardawsa ka waraabiyo, Eheladiisa iyo Asxaabtiisana Samir iyo Iimaan ka siiyo
ROOBAB QASAARE GAYSTAY OO KA DA’AY DEGMOOYINKA BAKI IYO SAYLAC
SawNews(Saylac)Wararka ka imanaya degaanada Saylac iyo Baki ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka da’eed roobab xoogan oo qasaare gaystay, roobabkan oo si xidhiidh ah u da’ayay tan iyo habeen hore ayaa waxa ay wararku sheegayaan inay sababeen qasaare u badan mood oo taabtay dadka degaanka.
Cismaan Muumin Caare oo ah Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Degmada Saylac ayaa u xaqiijiyay saxaafada in roobab xoogan oo ka da’ay Saylac ay qasaare gaysteen waxana u yidhi “ Al xamdulilaah waxa nagu da’ay roobab aad u waawayn oo lagu diirsaday, waxana meesha an ka maqnayan oo roobabkaasi ay gaysteen qasaare kooban, waxana tii u dambaysay ay ahayd iyada oo ay roobabkaasi qaadeen halbaabuur oo marayay dooxa Ceel Gaal, waxana watay nin la yidhaa Axmed Wali waxana laga lahaa Gabilay, sidoo kale dooxa Waysha Cad, ayaa waxa uu qaaday baabuur wayn oo saliid siday oo ka yimid dhinaca Hargaysa, baabuurkan ayaanay dadkii saarnaa waxba ku noqon, sidoo kale waxa ay roobabku ka da’een meelo tiro badan oo degmada Saylac ah.
Dhinaca kale wararka ka imanaya degmada Baki ayaa waxa ay sheegayaan in roobabkaasi ay dooxyada ku dareen isla markaana ay baabiiyeen dhul beereed aad u tiro badan kadib markii ay karkaarada jabsadeen dooxyoda degaankaasi qaar ka mid ah.
Maayarka Baki oo khadka taleefanka kula hadlay saxaafada ayaa yidhi “ ugu yaraan 60 beerood oo ku teedsan inta u dhaxaya Xooray iyo Baki ayay daadadku la tageen, waxa kale oo uu qasaare u gaysatay isla markaana dumiyeen roobabkaasi 2 guri oo mid lagu kaydinayay qudaarta iyo dhismihii Maxkamada”