Archive for the ‘News In English’ Category

UN chief welcomes new Somali President

Mahiga_Hassan

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon today welcomed the selection of a new president for Somalia, the final step in the war-torn East African nation’s political transition process. Tweet

From Somalia to Stafford(Olympic village,London) Sheeko Cajiib ah VIDEO

Somali olypics samsam

Tweet

DAAWO SAWIRRO : Dibadbaxyadii Ugu Balaadhna ee Ka Dhaca Muqdisho Oo Saaka Ka Dhacay Muqdisho Oo Lagu Taageeray Dastuurka Cusub Ansixintiisa +SAWIRRO

Dibadbax_taageerid_dastuur_26_july_2012_17

Muqdisho (SawNews) Dibadbaxyadii aad loo soo agaasimay ayaa  magaalada Muqdisho saakay ka bilowday magaalada Muqdisho, kuwaasi oo lagu taageerayo shirka lagu ansixinayo dastuurka qabyo qoraalka ah ee ka furmay xarunta dugsiga Booliska ee magaalada Muqdisho. Tweet

Ururka ASARDA Oo Bilaw fiican iyo Harmuud lagu daydo u noqday Magaalooyinka waawayn ee Somaliland

asrda

(Akhri warbixin xiis leh oo Hiraan diyaarisay)Hargaysa (HOL) — Labaddii sano ee u dambeeyey ayaa dadweynaha Somaliland ku baraarugeen inay iskood u samaystaan wadooyinka deegaanadoodda, si ay horumarka, ganacsiga iyo isku xidhnaanta magaalooyinkoodu u fududaato. Tweet

Somalia Constitution Assembly Convenes(Daawo video)

051

Tweet

Daawo Cusbataalka Dilla laga dhisayo oo Maanta la Dhagax dhigay

dilla hospital

Tweet

Daaawo Calanka Soomaaliya oo laga taagayo Xarunta tartan (Olympic) ee London

olypic somalia

Tweet

DAAWO : Xaflad Balaadhan Oo Loo Qabtay Ardaydii U Horaysay Ee Ka Qalin Jabisay Dugsi Sare Ee Dila iyo Wasiiro Ka Qayb Galay +VIDEO

wasiirka waxbarshada

Tweet

DAAWO : Suldhaan Dhawal Oo ka Hadlay Guux Lala Dulwareegayo Jaamacada Camuud

dhawal

Tweet

Fadliga Soonka Bisha Ramadaan

fadliga ramadaanta

Tweet

Daawo Warbixin Somali Channel ka diyaariysay soo dhawayntii Saado Cali warsame iyo shilkii Gaariga Wariye kudhintay

saado cali

Tweet

DAAWO : Dhagaxdhiga Cisbitaalka Lughaya Iyo Qurbajoog Tagtay Booqatayna Bilawdayna Mashruuca KA QAYBQAADO DAAWO WARBIXIN CAJIIBA +VIDEO

lughaya dhagax dhig

Tweet

gaasimihii hore ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Jaamac Axmed Maxamuud (Jaamc Oday) ayaa la sheegay inuu ka degay Caasimada Somaliya ee Muqdisho, halkaana uu ka bilaabay dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed

agaasime-298x300

  Hargeysa (SawNews) Agaasimihii hore ee Wasaaradda Maaliyada Somaliland Jaamac Axmed Maxamuud (Jaamc Oday) ayaa la sheegay inuu ka degay Caasimada Somaliya ee Muqdisho, halkaana uu ka bilaabay dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo aanay ujeedadoodu sugnayn.Jaamac Oday oo horaantii bishii June ee sanadkan iska Casilay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyada ayaan l Tweet

Madaxwayne Ku-Xigenka Somaliland Oo Ka Warbixiyay Socdaalkiisa Abaaraha (Video)

Tweet

Shirweynihii ARDAA oo furmay iyo Dhismaha dekeda Lughaya oo lagaga Hadlay

SawNews(Borama) 12 July 12–Shirka Balaadhan oo lagaga hadlayay sidii loo yagleeli lahaa, isla markaana loo dhisi lahaa deked cusub oo kaluumaysi oo laga dhiso magaalo xeebeeda Lughaye, ayaa manta lagu qabtay Hutelka RAYS ee magaalada Boorama. Tweet

Xisbiga UCID Oo Maanta Xaflad Balaadhan U Sameeyay Garabka Cusub Ee kuso Biiray Musrharaxa Cusub Jamaac Cali Cali Xuseen Shaaciyayna Kugeenka Kasoo Jeeda Gobolka Awdal iyo Xoghaya Xisbiga +VIDEO

Tweet

“DAAWO : 43 Dhamaystay Waxbarashada Beeraha Ee Jaamacada Camuud Oo Shahaadooyin La Gudoonsiiyay Iyo Wasiirka Beeraha Oo Ka Qaybgalay

Tweet

Ciidamada Dowladda KMG iyo AMISOM oo dagaal ku Qabsaday Deegaanka Laanta-buuro ee Gobolka Shabeellada Hoose

Muqdisho (SawNews) — Ciidamada DKMG Soomaaliya iyo oo gacan ka helaya kuwa AMISOM ayaa dagaal ku qabsaday maanta deegaanka Laanta-buuro ee gobolka Shabeellada hoose, halkaasoo ahayd saldhig weyn oo Al-shabaab ay ku tababarto xoogaggeeda. Dagaalka oo socday muddo kooban ayaa waxaa deegaankaas haatan ku sugan ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa DKMG ah oo wata gaadiidka [...]

DAAWO JAAMACADA CAMUUD : Daah Furkii Maanta Ee Masterta iyo PHD da(Postgraduate) Oo Lagu Kordhiyay Jaamacada Camuud Iyo Xaflad Balaadhan Oo Loo Kala Hadhin Wasiiro iyo Culuma’udiin Suldaan

Tweet

Halkan Ka Daawo Munaasabadii Maanta Dhagaxa Lagu Dhigayay Dhakhtar Dhinaca Dhimirka Oo Loogu Magac Daray Dr;C/shakuur Sh/Cali Jawhar Magaalada Boorama+Video

Tweet

  • RSS Somali News