Tweet
Archive for the ‘News/Warka’ Category
TV Somalichannel oo Warbixin Cajiib ah ka diyaariyay Jamacadda Camuud warayso ka qaaday arday iskaga timiday dhamaan dhulka afsomaliga looga hadlo oo Dhigta Jamacadda
April 26th, 2013
admin Tweet
DAAWO VIDEO : Danab Ku Dhacay Duleed ka Borama Oo Sobobay Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac Iyo Maamulka Degmada Oo Cisbitaalka Ku Booqday
April 22nd, 2013
admin Tweet
Telefishanka Qaranka Somaliya Oo Ka Waramay Xaflad Loogu Magacdaray Awdal4Somalia Iyo Wakiil Barlamanka Yurub Oo Ka Hadlay
April 21st, 2013
admin Tweet
War Degdeg Ah: Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Danab Ku Dhacay Degaanka Shabeeley Ee Duleedka Boorama
April 21st, 2013
admin Boorama-(SawNews)-Alle ha u naxariistee hal nin oo da’ dhexe ah oo uu magaciisu yahay Marxuun Cabdi Muxumed Geele ayaa maanta ku dhintay degaanka Shabeeley ee duleedka Boorama, mid kalena uu ku Tweet
CANADA: Isbaahaysiga Reer Waqooyiga Ah Ee Awdalstate ,Maakhir Iyo Khaatumostate Oo Toronto Shir Ku Qabtay Bayaan Adagna ka soo Saaray Shirkii Turkiga ka dhacay DAAWO
April 20th, 2013
admin Tweet
DAAWO SAWIRO HORDHACA..Ururka Dhalinyarada ee AWDAL FOR SOMALIA (AW4S) Ayaa Shirblaadhan ku Qabtay Galbeedka London
April 20th, 2013
admin London(subulahanews)Xaflad aad u heer saraysa oo ay soo qaban qaabiyen uruka awdal of Somalia AW4S ayaa ka ocda hada hutelka caanka ah ee quality hutel ee ku yaala xaafada Wembley ee galbeedka magaalada london . Xafladaas oo si habsamileh u socota oo ay ka soo qayb galeen soomaali kala duwan iyo dad ajaanibaba kala Tweet
Daawo Wareysi Uu Bixiyey Maareeyaha Wakaaladda Waddooyinka Somaliland Prof. Hassan Ali Osman Oo Hawlo Caafimaad U Jooga Dalka Sucuudi Carabiya
April 19th, 2013
admin Tweet
Marxuum Omar Osman Raabi oo maanta ku geriyoday Magalada Qahira ee dalka Masar
April 17th, 2013
admin INNAA LILAAHI WAA INNAA ILAYHI RAAJICUUN,Dhamaan Ummada Reer Jibuuti Gaar ahaan Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Omar Osman Raabi oo maanta ku geriyoday Magalada Qahira ee dalka Masar Marxuunka aya mudo ku xanusnaa dalka Masar. Tweet
Tacsi ku socota Qayska Reer Aw Cali Cismaan
March 30th, 2013
admin
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر لها , وارحمها , وأسكنها فسيح جناتك اللهم ألهم أهلها وذويها الصبر والسلوان Anigoo ku hadlaya magaca qoyska reer awgambole meel kasta oo ay joogaan waxan tacsi tiiraanyo leh u direynaa Reer Awcali Cusmaan ,waxan leenahey Allaha u naxariisto walaasheen oo ha ku sugo Janatul Fardowsa inakana dhammaanteen Samir [...]
Been Abuur Iyo Mu Aamaraad Lagaga Soo Horjeedo Hormarka Magalada Borama Ka Socda Ee Ay Wadan Xildhibanada Golah degamka D/Borama Iyo Mariyku oo Wabsiteyo Qaarkood Ay Qoreen oo Waxba Ka Jirin.
March 28th, 2013
admin Borama -SawNews. warar aan xaqiiq ahayn oo bulshada reer awdal lagu soo dhex tuuray ayaa ah in uu khilaaf xoogan ka dhex taagan yahay golaha deegaanka degmada borama in ay khilaaf aan waxba kama jiraan ah ay shabakada qarkood logu soo qoray sidaa darteed waxaa beeniyay afayeenka xildhibanada golaha Tweet
Aas Qaran oo Loo Sameeyay Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Horumarinta Adeegga Bulshada Soomaaliya + Sawiro
March 28th, 2013
admin
Muqdisho:-SawNews-Waxaaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya aas qaran loogu sameyey wasiiru dowlihii wasaaradda horumarinta adeegga bulshada xukuumada Soomaaliya kaa oo maanta laga soo dejiyey meydiiksa garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho. Tweet
Tacsi ku socota Qoyska Wasiiru dawlahii arimaha bulshada Somaaliya Marxuum Maxamuud Ismaaciil Barkhadle.
March 28th, 2013
admin
Anaga oo ku hadlayna Magaca Dhamaan Qoyska Reer Awgamboole iyo dhamaan Reer Dubad Deer waxay tacsi tiiranyo leh u diraan dhamaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay Marxuum Maxamuud Ismaciil Barkhadle Oo Maanta Muqdisho Aaskiisu Ka Dhacay Tweet
Borama; Salaadiin Iyo Cuqaal Jooga Borama Oo Tacsi U Diraya Wasiir Marxuum Maxamuud Ismaciil Barkhadle Muqdisho Aaskiisu Ka Dhacay DAAWO
March 28th, 2013
admin Tweet
Madaxweynaha oo Ka Tacsiyadeeyay Ummadda Soomaaliyeed, Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Wasiirada, iyo Qoyskiisii Geeridii Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Adeegga Bulshada
March 28th, 2013
admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa Tacsi u dirayaa Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed, Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Wasiirada, iyo gaar ahaan Qoyskii, Tweet
ROOBAB QASAARE GAYSTAY OO KA DA’AY DEGMOOYINKA BAKI IYO SAYLAC
March 25th, 2013
admin
SawNews(Saylac)Wararka ka imanaya degaanada Saylac iyo Baki ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka da’eed roobab xoogan oo qasaare gaystay, roobabkan oo si xidhiidh ah u da’ayay tan iyo habeen hore ayaa waxa ay wararku sheegayaan inay sababeen qasaare u badan mood oo taabtay dadka degaanka. Tweet
Dab Xoogan Oo Qabsaday Xaafad Ka Mida Xaafadaha Hargeysa Oo Khasaare Geystay.(Daawo Sawirada)
March 7th, 2013
admin
Mar 07,2013.Hargeysa(SawNews)-Xaafada Estate House-ka ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa goor dhawayd qabsaday dab xoogan, kaas oo sababay gubashada guryo aad u tiro badan Tweet




Posted in


Amin Arts
Awdal Press
Borama News