Tacsi كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ Tweet
August 29th, 2012
admin
Tacsi كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ Tweet
August 27th, 2012
admin
Dhamaan Hawl-wadeenada SawNews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ,Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Dhamaan dadwaynaha u ka baxay Marxuum Ibraahim Magan Nuur oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Borama…… INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUNNLL …Allah HA U NAXARIISTO … Tweet
August 16th, 2012
admin
INAALILAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJUCUUN. Dadkan oo dhamaantood jooga dalka Maraykanka waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer Ali Kiriir iyo ubadka ay ka baxday Deega Ali Kiriir oo ku geeriyootay Djibouti. Waxan Alla awooda leh uga baryaynaa inuu janada fardowsa Tweet
August 16th, 2012
admin
Inaa Lilaah Wa Inaa Ilayhi Raajacuun Dhamaan Qoyska Reer Awgamboole iyo dhamaan Reer Dubad Deerwaxay tacsi tiiranyo leh u diraan dhamaan qoyska Reer Cali Kiriir qaraabadii iyo eheladii Deeqa Cali Kiriir oo ku geeriyootay Tweet
July 2nd, 2012
admin Waxan ka tacsiyadeenaynaa Tacsidii ku timid Marxuun Cumar Xaashi Aw Cabdilahi Jimcale . Waxaan dhamaan dadka hoos ku qoray aan leenay samir iyo iimaan alaha Ha inaga siiyo dhamaan teen Samir iyo iimaan Garahaan Eheladii iyo Qarabadii uu ka baxdayna Samir iyo Iimaan ala haka siiyo aamiin, isagana ilahay albabadiisa janada ha ufuro aamiin aamiin….. [...]
May 20th, 2012
admin Dhamaan Mamulka iyo shaqalaha Combining Meecaad Ee Borama Iyo Hargeysaba Waxy Tacsi U dirayaan Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle oo ay Hooyadii Marxuumada Muumina Sayid Saleebaan ku Geeriyootay Magaaladda Boorame, waxaanay dhamaantood Illaahay uga baryayaan qoyska Reer Sh Cali Ayaanle inuu Samir Iyo Imaan ka siiyo Marxuumadda. Tweet
May 15th, 2012
admin ku soo dir Tacsida sawnewsnet@gmail.com Aniga, Hussein Dahir Obsiye, oo ku hadlaya afka dhammaan reer Dahir Obsiye, waxaan tacsi u dirayaa dhammaam reer Sheikh Cali Jowhar. Waxaan ka tacsiyadaynayaa, geerida naxdintaleh ee kutimid walaalkay, saaxiibkay noloshaydaydoo dhan, Dr. Cabdishakur Sheikh Cali Jowhar. Eebe naxariistii janno haka waraabiyo. Tweet
May 14th, 2012
admin Ujeeddo: Tacsi Gudoomiyaha urur siyaasadeedka WADDANI, Dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha ururka WADDANI waxay iyagoo ka Murugaysan tacasi u diryaan Marwo Amina Cabdi Jaamac (Steeg), iyo dhamaan Ilma Sheekh Cali Johar dhmaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Marxuun Dr, Cabdishakuur sheekh Cali Jowhar oo ahaa Xubin Guddida Fulinta ee Ururka WADDANI oo ku geeriyooday [...]
May 14th, 2012
admin Dadkan hoose ku xussani waxay tacsi u dirayaan Reer Sheikh Ali Jowhar oo dhan iyo inta ka tafiirantay, ehelediisii, Qaraabadiisi iyo asxaabtiisii uu ka baxay Dr. Cabdishakuur Sh. Ali Jowhar oo ku geeriyooday shil babuur oo ka dhacay jidka u dhexeeya Dila iyo Borama bishan May, 13keedii, 2012. Waxan ilaahay uga berinay naxariis iyo dambi [...]