Tweet
Archive for the ‘Hambalyo’ Category
Ciid Mubaarak !! Shaqalaha Shabakadda SawNews Waxay Hambayo u Dirayaan dhamaan Umadda Muslimiinta Guud ahaan iyo umada Somaliyeed Meel kaste oo ay Joogaan
August 19th, 2012
admin Hambalyo Meherka: Boqorka Cabdirxamaan Nuur Cilm iyo Boqorada Siraad Sh. Cabdiraxman Awgamboole
August 16th, 2012
admin
Gacal iyo Sookeeyaba Guurkina lagu farax Dhamaan dadka Hoos ku qorani Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka Boqorka Cabdirxamaan Nuur Cilmi iyo Boqorada Siraad Sh. Cabdiraxman Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay 15kii August (27 Ramadan) Masjid Jaamaca Weyn ee Magalada Boorama Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo [...]
Hanbalyo Meher:Boqorka: C/casiis Diiriye Daahir Iyo Boqorada Fahiima C/salaan Axmed Oo uu Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Rays Ee Magaalada Boorama
June 13th, 2012
admin Waxa an halkan hanbalyo an la soo koobi karin uga dirayaaa caruuska iyo caruusada maanta arooskoogu ka qabsoomay magalada boorama gaar aah huteel ka caalamiga ah ee rays hotel arooskaasi waxa an lee nahay guur kiin guri khayr gurigiina guri nagi guulow ka yeel kuwii rer lagu hodmo hood iyo ayaan lagu helo hoodaale noqda [...]
Hamblyo Meher Mudane Bashiir Mohamed Madar iyo Marwo Muna Cawil Bile
May 31st, 2012
admin Dhaman saladinta iyo cuqasha xildhibanada guurtida dhalinyarada Hoos ku xusun waxay hamblayo iyo bogadin u dirayaan Meherka Mudane Bashiir Mohamed Madar iyo Marwo Muna Cawil Bile Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar Prof Xasan Cumar Hallas Xildhiban Cabdi Maxamuud Jaamac (Gaagaale) Xildhiban Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley) Diini Cabdilaahi Hande(guurtida) Tweet
Ogaysiis dhamaan Tageeraysha Awdal State ee Ottawa, Toronto, Montreal iyo dhamaan deeganada ku xeeran
May 27th, 2012
admin Ogaysiis dhamaan Tageeraysha Awdal State oo Ottawa, Toronto, Montreal iyo dhamaan deeganada ku xeeran waxa la Ogaysiinayaa in June 2da oo ku beegan Sabti ay dhici ka dhici Tweet
Hambayo Meherka SHUCAYB CABDIRAXMAN JIBRIL IYO ISMAHAN AXMED XUSEEN
April 22nd, 2012
admin Dhamaan dadkan Hoos ku qoran pp jooga daafaha caalamka hambalyo aan la soo koobi Karin hawada u marinayana SHUCAYB CABDIRAXMAN JIBRILIYO ISMAHAN AXMED XUSEEN maanta oo Sabti ah 21 April 2012 Meherkoodu ka dhacay magaalada Borama Tweet




Posted in


Amin Arts
Awdal Press
Borama News