Tweet
Archive for the ‘Arimaha Bulshada’ Category
Daawo Sh. Xasan Daheeye oo Khudbadii Jimcaha ee Maanta ku soo qaatay arimo badan oo xaas-xaasi ah oo ka jira Somaliland
September 29th, 2012
admin Tacsi Reer Awgambole dhamaantood waxan tacsi tiiraanyo leh u direynaa reer Magan Nuur
August 29th, 2012
admin
Tacsi كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ Tweet
BAYAAN KA SOO KA BAXAY QURBA-JOOGA MAKAAHIIL EE WAQOOYIGA AMERIKA KU WAJAHAN SHIRKA TOL
August 28th, 2012
admin
Tweet
TACSI TIIRAANYO LEH ; INAA-LILAAHI Wa-INAA ILAYHI RAAJICUUN
August 27th, 2012
admin
Dhamaan Hawl-wadeenada SawNews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ,Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Dhamaan dadwaynaha u ka baxay Marxuum Ibraahim Magan Nuur oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Borama…… INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUNNLL …Allah HA U NAXARIISTO … Tweet
Ciid Mubaarak !! Shaqalaha Shabakadda SawNews Waxay Hambayo u Dirayaan dhamaan Umadda Muslimiinta Guud ahaan iyo umada Somaliyeed Meel kaste oo ay Joogaan
August 19th, 2012
admin Tweet
Hambalyo Meherka: Boqorka Cabdirxamaan Nuur Cilm iyo Boqorada Siraad Sh. Cabdiraxman Awgamboole
August 16th, 2012
admin
Gacal iyo Sookeeyaba Guurkina lagu farax Dhamaan dadka Hoos ku qorani Waxay halkan Hambalyo uga diraynaa Meherka Boqorka Cabdirxamaan Nuur Cilmi iyo Boqorada Siraad Sh. Cabdiraxman Awgamboole oo meherkoogu ka dhacay 15kii August (27 Ramadan) Masjid Jaamaca Weyn ee Magalada Boorama Waxaan leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela ilahayna ha isku kiin barakeyo [...]
Tacsi Ku Socota Dhamaan Qoyska Reer Ali Faahiye (Cali Kiriir) iyo Shacbaan/ Farxaan oo Hooyadood Deega Ali Kiriir Ku Heeyootay Dalka Jabuuti
August 16th, 2012
admin
INAALILAAHI WAA INAA ILAAHI RAAJUCUUN. Dadkan oo dhamaantood jooga dalka Maraykanka waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer Ali Kiriir iyo ubadka ay ka baxday Deega Ali Kiriir oo ku geeriyootay Djibouti. Waxan Alla awooda leh uga baryaynaa inuu janada fardowsa Tweet
Tacsi Ku Socota Dhamaan Qoyska Reer Ali Faahiye (Cali Kiriir) Deega Ali Kiriir Ku Heeyootay Dalka Jabuuti
August 16th, 2012
admin
Inaa Lilaah Wa Inaa Ilayhi Raajacuun Dhamaan Qoyska Reer Awgamboole iyo dhamaan Reer Dubad Deerwaxay tacsi tiiranyo leh u diraan dhamaan qoyska Reer Cali Kiriir qaraabadii iyo eheladii Deeqa Cali Kiriir oo ku geeriyootay Tweet
Tacsi Inaalilaahu wa inaalilaahu Raajucuun Marxuun Cumar Xaashi Aw Cabdilahi Jimcale .
July 2nd, 2012
admin Waxan ka tacsiyadeenaynaa Tacsidii ku timid Marxuun Cumar Xaashi Aw Cabdilahi Jimcale . Waxaan dhamaan dadka hoos ku qoray aan leenay samir iyo iimaan alaha Ha inaga siiyo dhamaan teen Samir iyo iimaan Garahaan Eheladii iyo Qarabadii uu ka baxdayna Samir iyo Iimaan ala haka siiyo aamiin, isagana ilahay albabadiisa janada ha ufuro aamiin aamiin….. [...]
Hanbalyo Meher:Boqorka: C/casiis Diiriye Daahir Iyo Boqorada Fahiima C/salaan Axmed Oo uu Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Rays Ee Magaalada Boorama
June 13th, 2012
admin Waxa an halkan hanbalyo an la soo koobi karin uga dirayaaa caruuska iyo caruusada maanta arooskoogu ka qabsoomay magalada boorama gaar aah huteel ka caalamiga ah ee rays hotel arooskaasi waxa an lee nahay guur kiin guri khayr gurigiina guri nagi guulow ka yeel kuwii rer lagu hodmo hood iyo ayaan lagu helo hoodaale noqda [...]
Hamblyo Meher Mudane Bashiir Mohamed Madar iyo Marwo Muna Cawil Bile
May 31st, 2012
admin Dhaman saladinta iyo cuqasha xildhibanada guurtida dhalinyarada Hoos ku xusun waxay hamblayo iyo bogadin u dirayaan Meherka Mudane Bashiir Mohamed Madar iyo Marwo Muna Cawil Bile Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar Prof Xasan Cumar Hallas Xildhiban Cabdi Maxamuud Jaamac (Gaagaale) Xildhiban Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley) Diini Cabdilaahi Hande(guurtida) Tweet
Baaq Ka Soo Baxay ururka dhalinyarta ee Al-Nuur oo Ku Socda Xukuumadda Siilaanayo
May 30th, 2012
admin Oslo, May 24, 2012 Asbuucyadii la soo dhaafay ayaa waxa socday ol’ole ay wadeen Dhalinyarta ururka AlNuur taasi oo ay ku cambaaraynayeen xadhiga iyo tacadiyada lagu hayo dhalinyarta gobolada awdal iyo salal. Ururka dhalinyarada ALNuur iyagoo cabirayada dareenkooda iyo aragtidooda ayay waxay si cad u diidan yihiin nidaamka ay wax u wadaan maamulka Awdal. Tweet
Ogaysiis dhamaan Tageeraysha Awdal State ee Ottawa, Toronto, Montreal iyo dhamaan deeganada ku xeeran
May 27th, 2012
admin Ogaysiis dhamaan Tageeraysha Awdal State oo Ottawa, Toronto, Montreal iyo dhamaan deeganada ku xeeran waxa la Ogaysiinayaa in June 2da oo ku beegan Sabti ay dhici ka dhici Tweet
Borama:Daawo Allaaleh Cusbitaal Oo Sameeyay Qaliin Casri Ah Kadib Markii lagu Soo Kordhiyay Qalab Casri Ah + VIDE
May 23rd, 2012
admin Borama (SawNews)Cusbitaalka Allaaleh ee ku yaala magaalada Boorama ayaa waxa baryahan danbe lagu soo kordhiyey qalab casri ah oo ah kuwa lagu qalo indhaha kuwaas oo baahi xoog leh loo qabey, sida uu noo sheegey Dr. Cusmaan Yuusuf Cali oo ka hawl gala cusbitaalkaas isla markaana leh takhasuska indhaha oo isagu fuliya qaliinadaas casriga ah. [...]
18th May: The Day of Division, Mistrust and Isolation – By Mohamed F. Yabarag
May 21st, 2012
admin There is no glory in celebrating the 18th May. After all, it is the day the once proud nation of Somalia has got the biggest tumble of its entire checkered history. It is the day a new form of clannish chauvinism has taken root in the entire Somali peninsula, particularly in the northern regions of [...]
Gudoomiyaha ASARDA Prof.Xasan Cali Cismaan ayaa soo Gaadhsiiyey Bustayaal iyo Timir loogu talo galay Isbitaalka Dhimirka Ururka Towfiiq oo iyaguna gudoonsiiyey Isbitaalka (Video)
May 21st, 2012
admin Tweet
Hambalyo Kusocota Hodan Robleh Hassan oo Kaalinta 1aad Ugashay 1106 Macalin oo Ka Qalinjabiyey Jaamacada Caamud iyo Kuwa Hargaysa
May 21st, 2012
admin Hambalyo Gabdhaha Jaamacada Camuud ee kasoo dhexbaxay hormuudna u noqday 1106 macalin oo ka kala socday shan Jaamacadood oo kuyaal Waqooyiga Somalia sidoo kale waxaanu halkan hambalyo sare oo farxadle uga dirayna Hodan Robleh Hassan oo iyadu buuxisay kaalintii haweenka iyo tii Jaamacada caamud kadib markii ay Kaalinta kowaad baxday sarena u qaaday tayada waxbarasho [...]
Tacsi Ku Socota Xildhibaan Axmed Yaasin Sh. Cali Ayaanle oo ay Hooyadii Marxuuma Muumina Sayid Saleebaan Ku Geeriyootay Borama
May 20th, 2012
admin Dhamaan Mamulka iyo shaqalaha Combining Meecaad Ee Borama Iyo Hargeysaba Waxy Tacsi U dirayaan Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle oo ay Hooyadii Marxuumada Muumina Sayid Saleebaan ku Geeriyootay Magaaladda Boorame, waxaanay dhamaantood Illaahay uga baryayaan qoyska Reer Sh Cali Ayaanle inuu Samir Iyo Imaan ka siiyo Marxuumadda. Tweet
Midnimaa miiska wada hadalka midho ka keeni karta.
May 19th, 2012
admin Sida macnaha cinwaanka maqaalku qeexayo, wax kasta oo la rabo in laga midho-dhaliyaa wuxu ku xidhan yahay wadadada loo maro iyo sida loogu diyaar garoobo. Sidaa awgeed midnimadu waa miyirqab joogta ah oon sinaba loo muquunin Karin Tweet
Boga Tacsida Marxuum Dr Cabdishakuur Sh. Cali Jawhar
May 15th, 2012
admin ku soo dir Tacsida sawnewsnet@gmail.com Aniga, Hussein Dahir Obsiye, oo ku hadlaya afka dhammaan reer Dahir Obsiye, waxaan tacsi u dirayaa dhammaam reer Sheikh Cali Jowhar. Waxaan ka tacsiyadaynayaa, geerida naxdintaleh ee kutimid walaalkay, saaxiibkay noloshaydaydoo dhan, Dr. Cabdishakur Sheikh Cali Jowhar. Eebe naxariistii janno haka waraabiyo. Tweet




Posted in
Tags: 

Amin Arts
Awdal Press
Borama News