Hargeysa (SawNews)- war hadda na soo gaadhay ayaa sheegay in ay ugu yaraan 8 qof ku dhinteen laba baabuur oo isku dhacay jidka u dhexeeya Hargeysa iyo Berbera ay dad ku dhinteen kuwa kalena ay ku dhaawacmeen.
sida uu sheegayo warkan hadda na soo gaadhay 2 baabuur oo kala ahaa mid lo’ siday iyo baabuur kale oo siday ciidan birmidka oo fadhigoodyahay magalada Borama ayaa waxay isku dhaceen jidka u dheeya Hargeya iyo Berbera .
dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxa lakeenay cisbitaalka guud ee Hargeysa waxa kale oo ku sugan xarunta cisbitaalka sidoo kale soo gaadhay masuulyiin ka tirsan dawladda oo uu ka mid yahay wasiirka Arrimaha gudaha Maxamed Nuur Carraale (Duur),
Waxii warar ah ee ka soo kordha iyo magacda dadkasi ku dhintay naga filo mar dhaw Shabakada Caalamiga ah ee SawNews.net




January 1st, 2013
admin
Posted in 

Amin Arts
Awdal Press
Borama News