WAR DEG DEG AH : WAFTIGII U YIMIDAY ARINTA SAYLAC OO BIXINTAKOODI GALAAFTAY NOLASHA GABADH YAR KU DHIMATAY

breaking-news

Jawiga magalaada Borama ayaa maanta ahaa mid damashaad ah ka dib markii lagu dhawaaqay maanta in la dhaariyey xildhibaanadii golaha deegaanka degmada Saylac, ayaa maanta waxaa ka dhacay badhtamaha magaalada  . Hadaba markii dadka  magaladu isku soo baxeen damaashaadka iyo guusha ay gadheen. Waxa nasiib daro gawaadhidii waftiga ee uu hogaaminayay madaxwayne ku xigeenku mid ka mid ah uu jiidhay gabadh yar oo magaceeda la yiraado Ratiiba Cismaan Xirsi (biyood), alla ha u naxariisto , sida ay wararka naga soo gadhayaa ee ay heshay sawnews sheegayaana isla goobti ayay ku naf baxday.

Waxii warar ah iyo sawirada naga filo mar dhaw .. Sawnews

Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed.

  • RSS Somali News