
Saylac oo lagu kala baxay, Siilaanyo/Saylici Iyo Ina Geelle Oo Loo Quusgooyay, Xildhibaanadii oo la dhaariyay, Bulshada iyo Suldaanada Awdal Oo Maanta ogaaday Qiimaha Isku du
Saylac oo lagu kala baxay, Siilaanyo/Saylici Iyo Ina Geelle Oo Loo Quusgooyay, Xildhibaanadii oo la dhaariyay, Bulshada iyo Suldaanada Awdal Oo Maanta ogaaday Qiimaha Isku duubnidu leedahay.duubnidu leedahay
Xiisadii magaalada Saylac oo soo afjarantay kadib markii xukuumada Siilaanyo Ay Wayday Meel Ay ka marto natiijada doorashada Saylac.
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Saylac ayaa maanta loo dhaariyay xilkoogii
isla markiina doortay Mayer Cusub Oo loo doortay Xildhibaan Xuseen Idle, Halka ku
xigeenkana loo doortay Xildhibaan Sacad Dahir Cige.
Maayarka iyo Maayar Ku Xigeenkuba waxa ay ka soo jeedaan Beesha Gadabuursi ee ku awood sheegatay doorashadii dhawaan ka dhacday degmada Saylac.
Waxa lagu guda jiraa xafladii xil-wareejinta oo aan idiin soo gudbin doonno
Harowo




January 1st, 2013
admin 
Posted in 

Amin Arts
Awdal Press
Borama News