Dec 31, 2012 Minneapolis(SawNews) – Waxaa maanta Studio Radio Cadceed marti inoogu ah Dr Cali Ibrahim Baxar oo ka mid ah aqoon yahanka reer Saylac ee ku dhaqan Wadanka maraykanka gaar ahaan magaalada Minesotta. Dr Cali Baxar wuxuu si adag uga hadlayaa xaalada cakiran ee ka taagan degmada Saylac ee ka dhalatay doorashadii dhawaan dalka ka qabsoontay, taasoo aqlabiyada deegaanka Saylac ku guulaysteen 10 xildhibaan oo ka soo jeeda beesha aqlabiyada ka ah Gobolka Selel, balse ilaa iyo hadda aan la dhaarin,
taasoo dhalisay in Madaxweyne Siilaanyo si toos ah u soo farageliyo isla markaasna jeclaystay inuu sharciga iyo nidaamka ka leexdo kana dhigo Maayarka Saylac shakhsi ka soo jeeda beesha laga guulaystay ee Ciise Arrintaas oo dhalisay dhimasho iyo dhaawac.
Halkan Guji Oo Ku Dhageyso Mobile-kaaga
Cadceed
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.




December 31st, 2012
admin
Posted in 

Amin Arts
Awdal Press
Borama News